Ask the Library in Somali
Caawimaad Soomaali ah, soo wac ama qoraal (text) usoo dir maktabada
612-235-1339
Su’aalahaagu waa muhiim. Na weydii waxyaabaha ku saabsan:
Caawinta shaqada guriga iyo barashada xagaaga
Talooyin dhinaca akhriska ah
Kaararka maktabadda
Wi-Fi
Dhacdooyinka ka dhici doona khadka tooska ah iyo waqtiyada sheekooyinka
Buugaag, aflaan, muusig iyo joornaalada
Caafimaadka, waxbarashada, sharciga iyo khayraad kale oo loogu tala galay qoysaska


2 عرض0 تعليق